Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wariye Coldoon oo labo sano lagu Xukumay Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee lagu waday inay dhacdo 10-ka bishan ayaa dib loo dhigay, iyadoo ugu dambeyn maamulka Galmudug uu aqbalay codsigii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa in doorashada dib loo dhigo muddo 45 cisho ah iyo warar kale.iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS