3 entries

Articles Published on March 22, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah ku tagi doono.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Muqdisho ka bilaabay olole ka dhan ah Xukuumadda cusub

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo hor-jeestay Xukuumadda cusub ee uu shalay ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, iyagoo ku hanjabay in aanay codka kalsoonida siin doonin.

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Tiro koob ayaa lagu sameyn doonaa hantida ay leeyihiin Wasiirada cusub”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay la imaan doonto isla xisaabtan dhab ah oo ku aadan waajibaadkooda shaqo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS