4 entries

Articles Published on February 27, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo Sacuudiga kala hadlay saldhiga Milateri ee Imaaraadka ka dhisaneyso Berbera

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday dhex dhexaadnimo ay ka sameyso Sacuudiga sidii ay ugu qancin lahayd dowladda Isku taga Imaaradka Carabta in aysan dhamaystirin saldhig Milateri ay ka dhisato Dekada Barbera ee maamulka Somaliland.

Mareykanka oo ballaarinaya howl galada Milateri ee Soomaaliya

Wasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in la ballaarinayo howl galada milateri ee ay ka wado Soomaaliya, kaasoo ka dhan ah Kooxda Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay dabkii Suuqa Bakaaraha oo aan wali lagu guuleysan in la damiyo (Sawirro)

Dabkii saaka ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ayaa wali sii socda, iyadoo uu ku fidayo qeybo hor leh, waxaana jira khasaare hantiyadeed oo uu dabku geystay.

Afhayeenka Al-Shabaab “Farmaajo keena ama Xasan keena, dagaalka waa sii soconayaa”

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa markii u horeysay ka hadlay ka hadlay is bedeladii ka dhacay Soomaaliya iyo doorashadii dhacday horantii bishan, kaasoo uu ku guuleystay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS