4 entries

Articles Published on February 25, 2017

Maxkamadda ICJ oo Kenya u qabatay in dhamaadka sanadkan soo gudbiso jawaabta dacwada Badda

Maxkamadda Caalamiga ee Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa dowladda Kenya u qabatay in ugu dambeyn dhamaadka sanadkan ku soo gudbiso jawaabteeda ku aadan dacwada Badda.

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe.

Wararka aynu ka heleyno Tuulooyin Hoosyimaada Degmada Cadale ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Maleyshiyo Beeleed halkaas wada daga.

Wariye C/maalik Coldoon oo maanta maxkamad lagu saarayo Hargeysa

Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo maalmihii la soo dhaafay ku jiray xabsi ku yaal magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu wadaa in la soo taago Maxkamad.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

  Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS