5 entries

Articles Published on February 19, 2017

Al-Shabaab oo markii u horeysay war ka soo saartay doorashada Madaxweyne Farmaajo

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay war ka soo saartay doorashada Maxamed C/llaahi Farmaajo oo 8-dii bishan loo doortay Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ciidamada Nabadsugida Galmudug iyo Ciidamo Mareykan ah oo saldhig ka sameysanaya Xeebaha Mudug

Saraakiisha Nabadsugida Maamulka Galmudug ayaa ka warbixiyay ujeedka howl galadii dhowaan ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, iyagoo markii u horeysay ka hadlay in howl galada ay ku wehliyaan Ciidamo Mareykan ah iyo kuwa maamulka Puntland.

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Suuq ku yaal degmada Wadajir

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ku qarxay suuq ku yaala xaafada Kaawo Godey ee degmada Wada-jir ee magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxa.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso

Emory University School of Medicine - Harvey Health Podcast - Episode 1

An introduction to the Harvey Health Podcast, a collaboration between Emory University School of Medicine, Clarkston Community Health Center, and Sagal Radio. 
Harvey Health Podcast Episode 1
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS