3 entries

Articles Published on February 16, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo maanta la wareegaya xilka, Xaflad ka dhaceysa Madaxtooyada

 Qaban qaabadii u dambeysay ee uu xilka kula wareegayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada, iyadoo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta si rasmi ah xafiiska u baneyn doono.

Ma ogtahay in Xasan Sheekh uu noqonayo Xildhibaan inta uu nool yahay (Qodob Dastuuri ah)

 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta xilka wareejinaya ayaa noqonaya Xildhibaankii u horeeyay ee ka tirsan Golaha Shacabka, inta uu nool yahay.

Qunsulkii guud ee Jeddah oo isku badalay sarkaal hab maamuuska Madaxweynaha

 Xilli la diyaarinayo xafladda xilwareejinta Madaxweynaha, ayaa waxaa la arkayaa Qunsulka guud ee Soomaaliya ee Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia uu u shaqeynayo sida sarkaal hab maamuus.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS