4 entries

Articles Published on February 10, 2017

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika oo feer isla dhacay (Sawirro)

Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Afrika ayaa waxaa dhex maray dagaal gacan ka hadal ah, iyagoo isla dhacay feer, kaddib markii Mucaaradka ay diideen khudbad uu Baarlamaanka ka jeedin lahaa Madaxweyne Jacob Zuma.

Guddoomiyaha G/banaadir oo durba fuliyay amar ka soo baxay Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay dhagaxaanta waa weyn ee lagu jaray wadooyinka Muqdisho, in aysan aheyn kuwo lagu sugi karo amniga.

Maxkamada Racfaanka San Faransisco oo diiday racfaanka Madaxweyne Trump

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa markale waxaa ka horyimid maxkamad ku taal dalkiisa taasoo diiday racfaan uu ka qaatay go’aan ay hore u gaartay maxkamada Washington.

Caqabado ka jira Xaflada qaban qaabada caleema saarka Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha la doortay ee  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu xilka la wareego, lana caleema saaro, iyadoo ay meesha ka maqan tahay doorkii Wasaaradda Arrimaha dibadda ee hab maamuuska caleema saarka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS