Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

 

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wasaaarada difaacad dowladda Kenya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaadday saldhig militari oo ciidamadooda ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ay ku dhinteen sagaal ka tirsan askarta Kenya iyo warar kale iyo Barnaamijka Dhacdooyinka ee Sagal Radio

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS