Faah-faahin Weerarkii Maanta lagu qaaday Hotelka Dayax

Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Weerarkii Qaraxyada ahaa ee Maanta ka dhacay Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Faah-faahin Weerarkii Maanta lagu qaaday Hotelka Dayax

Agaasimaha Baabuurta Gurmadka deg-degga ee Aamin, Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aadan, ayaa BBC u sheegay in ay arkeen meydadka in ka badan 20 qof, halka dhaawacyo gaaraya 40 qof la geeyay cisbitaallada Muqdisho.

Waxaa dadka dhaawaca ah ka mid ah saddex sawir-qaadayaal oo u kala shaqeeya warbaahinta caalamiga ah ee Aljazeera, AP iyo AFP.

Sidoo kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dadka dhintay ay ka mid yihiin laba oday dhaqameed oo caan ka ah maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

IMG_0932IMG_0948IMG_0950IMG_0951IMG_0961IMG_0987IMG_1007IMG_1014IMG_1031IMG_1033IMG_1038IMG_1039IMG_1039-640x427IMG_1041IMG_1048IMG_1056IMG_1058

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Muqodisho Qarax

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS