Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

 

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

 Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wasiirkii uu Madaxweyne Guuleed Xilka ka qaaday oo ka soo horjeestay Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir iyo warar kale iyo Barnaamijka Dhacdooyinka.


Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS