5 entries

Articles Published on January 2, 2017

War deg deg ah’’ Qaraxyo waaweyn oo goor dhaw ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho

Warar hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in labo qarax oo waaweyn goor dhaw ka dhaceen naxaawiga garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Al-shabaab oo toogasho ku dishay darawal waday gaari kuwa Qaadka ah degmada Buula-burte

Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in subaxnimadii hore ee saakay toogasho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada Qaadka oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Cabdi deegaanka Jameeco oo ka tirsan degmada Buula-burte.

Shaqaale Soomaali ah oo loo daabuliyo dalka Sacuudi Carabiya

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan bilaabeysa daabulida 10,000 oo shaqaalo Soomaali ah, kuwaasi oo si sharciyeysan kaga shaqeyn doono magaalooyinka dalka Sacuudiga.

Axmed Madoobe “Doorashadan wey ka dhaqaalo badan tahay, weyna ka lagdan adag tahay kuwii hore”

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa dardaaran u jeediyay xildhibaanada cusub ee baarlamaanka kuwaasi oo sanadkaan dooranaya madaxweynaha iyo guddoonka baarlamaanka.

Abaar ba'an oo wali ka jirta gobolada dhexe

Ayadoo wali abaar ba'an ay ka jirto gobolada dhexe  ayaa haatan waxaa lagu soo waramayaa in biyo la'aan ba'an darteed dadka iyo duunyaduba ay geeri qarka u saaran yihiin deegaanka Kaxandhaale ee u dhexeeya Mudug iyo Galgaduud.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS