Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyn waxaa ka mid ah:Magaalada Baydhaba  ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ka dillaacay cudurka Shubanka,halkaas oo ilaa hadda la dhigay 20 Qof oo uu Cudurkaasi soo ritay. iyo warar kale iyo Barnaamijka

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Barnaamijka iyo Warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS