4 entries

Articles Published on December 28, 2016

Fadumo Dayib oo sheegtay in ay wixii hada ka danbeeya la dagaalami doonto musuq maasuqa

Fadumo Dayib oo horay u ahayd murashax u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la dagaalameyso musuq-maasuqa.

C/kariin Buux’’ kuraasta lagu kordhiyay aqalka sare baarlamanka ayaa go’aan ka gaaraya

Xoghayaha baarlamaanka Soomaaliya C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Hiiraan Online ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha baarlamaanka iyo sida laga yeelayo go’aamadii horay uga soo baxay hogaamiyayaasha madasha wada tashiga ee la xiriira hanaanka doorashada.

Baarlamaanka oo fadhiyada ugu soo horeeya ka doodi doona sharuucda doorashada

Baarlamaanka cusub ee 10aad oo kalfadhigiisii yeeshay maalintii shalay, ayaa lagu wada in maalmaha soo socda ka doodaan waqtiga la qabanayo doorashada hogaanka sare ee dalka.

Ciidamada booliska oo adkeynaya amaanka Muqdisho inta doorashooyinka socdaan

Taliska ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney adkeynayaan amaanka magaalada Muqdisho inta lagu gudo jiro doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxweynaha iyo hogaanka baarlamaanka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS