4 entries

Articles Published on December 24, 2016

Daacish oo nolosha ku gubtay labo ka mid ah Askarta Turkiga (Sawirro)

Kooxda Daacish ayaa nolosha ku gubtay labo ka mid ah Askarta Turkiga nolosha ku gubtay, kaddib markii ay soo bandhigtay muuqaal argagax leh. 

Madaxweynaha Hirshabeelle Cosoble oo markale ka codsaday Baarlamaanka waqti dheeri ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa markale ka codsaday xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle   in ay u kordhiyaan waqtiga uu ku soo dhisayo golaha wasiirada dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Shir looga hadlayay amniga iyo bad-baadada duulimaadyada oo ka dhacay Muqdisho

Shir ay isugu yimaadeen Madaxda Garoomada diyaaradaha Soomaaliya ayaa ka dhacay Xarunta Hey’adda Socdaalka iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS