5 entries

Articles Published on December 23, 2016

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka oo ku baaqay in la dhiso Ciidanka Qalabka sida

 Kulan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool gobolada Virginia, Maryland iyo Magaalada Washington ayaa looga hadlay mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya. 

Ciidamada dowlada Siiriya oo si buuxda ula wareegay magaalada Xalab(Sawiro)

Ciidamada dowlada Siiriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Siiriya ee Xalab kadib lix sano oo ay ku dagaalamayeen ciidamo daacad u ah Madaxweyne Assad iyo maleeshiyaadka kooxaha mucaaradka. 

Safiirka Mareykanka “11-kii kursi ee Guddigu laalay, kuma jirin kuraastii xadgudubka loo adeegsaday”

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadlay qaabka ay u socdaan hanaanka doorashada, caqabadaha ka jira iyo aragtida Mareykanka ka qabo doorashooyinka.

Iska horimaad khasaare dhimasho sababay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad khasaare sababay uu halkaa ku dhaxmaray ciidamo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug.

Kulan soo dhaweyn ah oo magaalada Muqdisho loogu qabtay Ilhaan Cumar

Kulan isugu jiray soo dhaweynta xildhibaanka ka tirsan gollaha wakiilada Minissota ee xisbiga Dimuquraadiga Ilhaan Cumar  iyo halka ay mareyso qoondada haweenka ayaa maanta lagu qabtay  magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS