4 entries

Articles Published on December 11, 2016

Tirada Dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Agagaarka Dekedda oo Korortay

Ugu yaraan 30 Qof oo isugu jira Shacab iyo Ciidan ayaa ku dhintay Qaraxii Saakay  ka dhacay Agagaarka Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho sida aan ka helnay Goobjoogeyaal iyo Saraakiisha Goobaha Caafimaadka.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah ku yeeshay Garowe

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo shalay tagay magaalada Garowe ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha maamulka Puntland C.Welli Maxamed Cali Gaas.

Xildhibaanada laga soo doortay Koofur Galbeed oo xalay laga soo sagootiyay Baydhabo (Sawirro)

 Xildhibaanada Labada aqal ee laga soo doortay Koofur Galbeed ayaa xalay xaflad sagootin ah waxaa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada Baydhabo, iyadoo xildhibaanada loo jeediyay dar-daaran ku aadan sidii ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen, dadkoodana ugu adeegi lahaayeen si daacadnimo ah.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS