5 entries

Articles Published on December 5, 2016

Madaxweynaha oo safar jawaab u ah kii Cumar C/rashiid maanta ku tagaya Kismaayo

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagi doona maanta oo Isniin ah magaalada Kismaayo, iyadoo socdaalka Madaxweynaha la xiriiro arrimaha doorashooyinka iyo ololaha uu mar kale ugu jiro inuu ku soo laabto kursiga Madaxtinimada.

Puntland oo mamnuucday in hub lala galo garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso

Taliska ciidamada booliska ee gobolka Bari ayaa soo saaray digniin loo jeedinayo madaxda maamulka Puntland oo ah inaysan hub la geli karin garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

Shariif Xasan oo la ogaaday in Musharaxnimadiisa Madaxweyne ay tahay mid siyaasadeed (Warbixin)

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa bilaabay olole ballaaran uu kaga dhaadhicinayo Xildhibaanada labada Aqal ka soo galay deegaanada maamulkiisa qorshihiisa siyaasadeed ee ololaha doorashada.

Aqoonyahano Soomaali ah oo wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tagay Masar

Ayadoo ay soo badanayaan Soomaalida tahriibka ah ee doomaha ka raaca xeebaha Masar ayaa aqoonyahano Soomaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Masar.

The Mayor's Office of Immigrant Affairs Presents: My City Academy ATL

My City Academy ATL is a free Civic engagement Series That empowers foreign and native-born residents in the city of Atlanta to understand how their goverment works, obtain information, and learn how to resolve issues
Maria S. Azuria, LMSW Director of programs, Welcoming Atlanta - Mayor's office Immigrant Affairs- City of Atlanta
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS