4 entries

Articles Published on November 30, 2016

Gaari ay la socdeen ciidammada Puntland oo miino kula qaraxday buuraleyda Galgala

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen ciidammada badda dowlad gobolleedka Puntland,qarax miino lagula eegtay buuraha Galagal.

Ciidammo isugu jira Somalia iyo Ajnabi oo Xalay Hawl-gal ka Fuliyay Gobolka Shabeellada Hoose

Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegaya in ciidanka kumaandoos-ta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidammo ajaanib ah oo la socday ay xalay Weerareen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Toora-toorow oo u dhaw Degmada Aw-dheegle.

FBI investigates possible Facebook 'declaration' by OSU attack suspect

Federal investigators are examining a Facebook post that may have been written by the Somali-born Ohio State University student who injured 11 people Monday when he plowed his car into a group of pedestrians, then attacked bystanders with a butcher knife, law enforcement sources told Fox News.

Hey’addaha ammaanka oo xalay ka shiray Amniga doorashooyinka ka dhacaya Muqdisho

Hey’addaha ammaanka ayaa xalay ka shiray amniga doorashooyinka, inta lagu guda jiro doorashooyinka ka dhacaya magaalada Muqdisho, iyadoo la soo saaray awaamiir ku aadan sugida amniga Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS