4 entries

Articles Published on November 13, 2016

Cumar C/rashiid “Dib u eegis ayaa lagu sameynayaa nidaamka Federaalka, hadii dhib iyo xabad uu keenayo”

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono nidaamka Federaalka Federaalka, hadii ay la xiriirto colaada ku soo laabaneysa magaalada Gaalkacyo oo ay labadeeda qeyb ka kala taliyaan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Hillary Clinton oo ku eedeysay guuldaradii ka soo gaartay doorashada Agaasimaha FBI-da

 Hillary Clinton ayaa ku eedeysay guuldaradii ka soo gaartay doorashada Agaasimaha FBI-da James Comey, kaasoo shaaciyay maalmo ka hor xilliga doorashada inuu dib u furayo baaritaanka ku aadan emailada ay isticmaali jirtay Ms Clinton, xilligii ay aheyd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka.

Madaxweyne Xasan oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay Abaaruhu Sida ba'an u Saameeyeen

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq kasoo saaray abaaraha ka jira Qaybo badan oo dalka ka tirsan, isagoo ku baaqay in la caawiyo dadka ay samaameeyeen abaaraha ku dhuftey qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS