6 entries

Articles Published on November 9, 2016

Soomaaliya oo safaaradeedii Yemen ka rartay Sanca oo geysay Cadan

Dawlada Soomaaliya ayaa safaaradeedii Yemen ka rartay caasimadii Yemen ee Sanca una rartay Cadan.  

Askar ka tirsan ciidammada dowladda oo goor dhaw lagu dillay Beledweyne

Rag hubeysan ayaa caawa magaalada Beledweyne ku toogtay labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda federaalka.

Taageerayaasha Hillary Clinton oo la yaaban natiijada cododka iyo sida ay wax walba isu bedeleen (Sawirro)

Taageerayaasha Hillary Clinton ayaa soo wajahay moraal dilaac aad u weyn, kaddib markii natiijooyin aan la fileyn ay ka soo korodhay cododka Gobolada Mareykanka ee shalay ka dhacday doorashada Madaxweynaha. 

Donald Trump oo ku horeeya cododka illaa iyo hada la tiriyay ee doorashada Mareykanka

Donald Trump ayaa guulo aan la fileyn ka soo hoynaya Gobolada Mareykanka, isagoo ka hormaray Hillary Clinton, waxaana wali is bed bedelaya natiijooyinka cododka laga dhiibtay gobolada oo wali la sugayo gobolo badan.

WARBIXIN: Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Dalka Mareykanka Donald Trump (SAWIRRO)

Madaxweynaha cusub ee Waddanka Mareykanka Donald John Trump wuxuu dhashay 14-kii Juun 1946-kii, isagoo ku dhashay kuna koray Magaalada New York ee Dalka Mareyknaka, Wuxuu ah cunuggii afaraad ee Aabbihii oo ahaa hantiille ka ganacsan jiray guryaha oo lagu Magacaabi jiray, Fred Trump.

Dowladda Somalia oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka Donald Trump

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Hambalyo u Dirtay Madaxweynaha la doortay ee Waddanka Mareykanka Donald Trump oo noqonaya madaxweynihii 45-aad ee Mareykanka. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in xukuumadda Federaalka Somalia ay la shaqeynayso Trump oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee ...
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS