6 entries

Articles Published on November 8, 2016

Jawaari oo ku guuleystay Kursiga Xildhibaanimada Aqalka hoose

Guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku guuleystay doorashadii aqalka hoose, isagoo helay codod dhan 45 cod, halka Musharaxii kale ee la tartmayay uu helay C/raxmaan Sheekh Ibraahim uu helay 5 cod.

C/rashiid Xidig oo ku guuleystay kursigii 1aad ee Xildhibaannimada Aqalka Hoose ee Jubbaland

 C/rashiid Maxamed Xidig oo hada ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee Aqalka Hoose laga soo doorta Jubbaland, kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo.

QM: ugu yaraan 150 askari ayaa KDF looga dilay Ceel-cadde

QM ayaa warbixin ay dhawaan soo saartay waxay ku sheegtay in ugu yaraan 150 askari ciidamada Kenya ee KDF looga dilay Ceel-cadde koofurta Soomaaliya bishii kowaad ee sanadkaan.

Doorashada Mareyanka oo billaabatay iyo Shacabka dalkaas oo Dooranaya Madaxweyne Cusub

Doorashada Madaxweynenimo ee dalka Mareykanka ayaa ka billaabatay goor-dhaw Gobollada Bari ee Dalkaas, iyadoo dadku ay soo dooranayaan Madaxweynihii bedeli lahaa madaxweynaha xilligan ee Barack H. Obama.

Daawo Sawiradda:Habka ay u socoto Doorasha Dalka Mareykanka.

Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, si ay u doortaan Madaxweynaha cusub ee dalka hoggaaminaya afarta sano ee soo socota.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS