4 entries

Articles Published on November 3, 2016

Is bar bar dhiga Turkiga iyo Imaaraadka Carabta, keebaa dan u ah shacabka Soomaaliyeed ?

Soomaaliya waa dal ku yaala bariga qaaradda Afrika, si gaar ah cirifka geeska qaaradda, waana dal uu Allah ku maneystay kheyraad kala duwan oo caalamka indhaha ay la raacayaan.

Mid kamid ah qoyska Boqortoyada Sacudi Carabiya oo xukun karbaash ah lagu fuliyay

Amiir ka mid ah boqortoyada Sacudi Carabiya ayaa lagu dhex karbaashay xabsi ku yaal magaalada Jiddah kadib markii ay maxkamad xukuntay bil ka yar markii la xukun qisaas ah lagu fuliyay amiir kale.

Barakac baahsan oo wali kasocda Qandala

Qabsashada Qandala ay dhawaan qabsadeen ciidamo Daacish taabacsan balse Soomaali u badan ayaa sababtay in dad badan ay magaaladaa ka barakacaan.

Mareykanka oo war-murtiyeed ka soo saaray dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta:

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa maanta war murtiyeed soo saartay kaasoo ay ku taageereyso maalinta caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo afjaro ha arkin ha maaqlinta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS