3 entries

Articles Published on October 30, 2016

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho oo loo xirayo doorashooyinka dhowaan dhacaya

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho la xiri doono inta lagu guda jiro maalmaha ay dhacayaan doorashooyinka, si loo xaqiijiyo amniga.

Puntland iyo Galmudug oo is dhaafsaday maxaabiis ay ku kala qabsadeen dagaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Maamulada Puntland iyo Galmudug ay shalay gelinkii dambey is dhaafsadeen maxaabiis ay ku kala qabsadeen dagaalada maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay galbeedka magaalada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS