6 entries

Articles Published on October 22, 2016

Qaban qaabada Xaflada caleema saarka Madaxda Hirshabeelle oo ka socota Jowhar

Qaban qaabada Xaflada caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Itoobiya

Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaaso iyo kacdoono looga soo horjeedo dowladda ay ka socdaan.

Wasiir Odowaa oo ku guuleystay dhammeystirka Federaaleynta Soomaaliya

Maamulka HirShabelle ayaa ugu dambeyn la soo dhameystiray, kaasoo in ka badan 9 bilood loo fadhiyey  Magaalada  Jowhar oo iminka u soo banbaxday in ay noqoto caasimada maamulkaas oo dhisaddiisa intuu uu socday ay soo wajaheen caqabado iyo jahwareer  oo ay marar badan shirka ay ka baxeen odoyada qabaa’ilada dega labada gobol.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

  Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaankadhageyso

DAAWO: Kulan lagu soo bandhigayay Hay’adda Basta Farah oo lagu qabtay Minnesota (SAWIRO)

Kulan lagu soo bandhigay waxqabadkii Hay’ada Basra Farah ee Caawisa Dumarka iyo Caruurta, ayaa lagu Qabtay Hoolka SAFARI ee Magaalada Minneapolis.

Get Ready to Vote in Dekalb County, Georgia

Information on voting in the upcoming election on November 8, 2016.  
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS