4 entries

Articles Published on September 28, 2016

Meydka wariye C/Casiis Maxamed Xaaji oo maanta Muqdisho lagu aasay (Sawiro)

Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay wariye C/Casiis Maxamed Cali Xaaji oo shalay gelinkii dambe lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. 

Faah-faahin kasoo baxeyso dagaal iyo duqeyn ka dhacday duleedka Gaalkacyo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal iyo duqeyn ka dhacday duleedka dhanka bari magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Micheal Keating oo Golaha Ammaanka uga warbixiyay dib u dhacii doorashooyinka

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan.

Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaalo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaal dhanka bari ee magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS