4 entries

Articles Published on September 26, 2016

Sheekh Shariif oo si rasmi ugu dhawaaqay Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada sanadkan 2016 dalka ka dhici doonta.

Guddiga doorashooyinka oo sheegay in 30-ka November ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha

Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta soo saaray jadwal cusub oo ku saabsan doorashooyinka, kadib markii uu fashilmay jadwalkii horay u soo saareen, kaasoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii la filayay inay doorashooyinka ku dhacaan.

Wasiirkii Warfaafinta Puntland oo is casilay

Wasiirkii Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Xasan Soo-Cadde ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, iyadoo warar kala duwan ka soo baxayaan is casilaadiisa.

Ugaas Xasan “Meel aan Hiiraan aheyn Xildhibaanada lagama qori karo”

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka soo hor-jeestay soo jeedintii ka timid qaar ka mid ah duubabka dhaqanka ee ka soo jeeda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee ku saabsanaa in Xildhibaanada labada gobol laga soo xulo magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS