Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Hadliye o lagu wado maanta in uu Qudbad ka jeediyo Qaramada Midowbe Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Ahmed Cali Daahir oo ku Baaqay in Hal meel looga soo jeesto arinta Dacwada Badda iyo warar kale iyo Barnaamijka

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS