4 entries

Articles Published on August 29, 2016

Ciidamada NISA oo qabtay askar ka tirsan AMISOM oo shidaal iibinaya

 Ciidamada Nabasugida ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM iyo gaari ay ku wateen shidaal ay iibinayeen.

Madaxda Madasha oo soo fara geliyay loolan u dhaxeeya Faarax C/qaadir iyo Fahad Yaasiin (Akhriso)

 Loolan u dhaxeeya Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir iyo Fahad Yaasiin Xaaji ayaa maalmihii la soo dhaafay laga dareemay magaalada Muqdisho, iyadoo arrintan ay ka dhalatay markii labada nin oo isku beel ah ay isku qabsadeen kursiga Xildhibaanimo ee Beesha.

Shaqaalaha ka howl gala Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo saaka shaqo joojin sameeyay

Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howl gala Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa saaka shaqo joojin iyo banaan bax  ah ka sameeyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha, iyagoo ka cabanaya shirkada Favori ee gacanta ku heysa howlaha garoonka diyaaradaha.

Faahfaahin ka soo baxaysa gaari waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo lagu qabtay Muqdisho(Sawiro)

 Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo raray oo lagu qabtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS