6 entries

Articles Published on August 15, 2016

Faah Faahin: Ciidamo Soomaali iyo Mareykan oo labo howl gal ka fuliyay Koofurta Somalia

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka oo taageeraya kuwa Kumaandooska Soomaaliya ayaa labo howl gal oo gaar ah ka fuliyay Koofurta Soomaaliya, afartii maalmood ee la soo dhaafay.

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheyn ballaaran sameeyay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xalay saqdii dhexe soo saaray wareegto uu isku shaandheyn ku sameeyay qeybaha kala duwan ee maamulka Somaliland, iyadoo wasiiro qaar xilalka la isku bedelay, kuwa kalena laga qaaday, iyo Taliyeyaal ciidan la bedelay.

Usain Bolt oo markii saddexaad ku guuleystay Orodka 100m, taariikh cusubna dhigay

Orodyahanka reer Jamaica Usain Bolt ayaa markii saddexaad oo isku xigta ku guuleystay orordka 100m ee tartanka ciyaaraha Olympic-ada Adduunka.

Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku fulisay sarkaal ka tirsanaa ciidamada daraawiishta

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland Soomaaliya ayaa xakun dil toogasho maanta ku fulisay magaalada Garowe sarkaal ka tirsanaa ciidamada ammaanka.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)

Bisha Janawari 1976 dii ayaa wuxuu Madaxwayne Siyaad shiriyay Xubnihii Golaha Sare , waxaa laga xaajoonayay Xaashi Sir Culus ahayd oo laga  dusiyay Xafiiska Laanta Beeraha Adduunka ( FAO ) ee fadhigeedu yahay Roma ,

Muslimiinta Mareykanka oo ku eedeeyay Trump Muslim naceyb abuurid

-Kadib dilkii maalin ka hor loo geystay nin imaam ka ahaa masaajid iyo ku xigeenkiisa ayaa Muslimiinta Mareykanku eedeyn dusha uga tuureen murashaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayagoo ku eedeeyay inuu nacayb ka dhan ah Muslimiinta abuuro.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS