3 entries

Articles Published on August 11, 2016

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Jigjiga

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya

Somaliland oo sheegtay in aanay jirin cid ku matasha doorashada Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay qeyb ka aheyn hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ee bisha October dhici doona, iyadoo cadeysay in aanay jirin cid ku matasha.

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Muqdisho loo soo wareejinayo

Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee gogoshiisa taalay magaalada Jowhar ayaa la qorsheynayaa in loo soo raro magaalada Muqdisho, si loo dedejiyo dhismihiisa.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS