84 entries

Articles Published in July, 2016

Jibriil Ibraahim “Dowladda Soomaaliyeed waxaa soo gashay labadii sano ee la soo dhaafay 4.05-bilyan oo Dollar (Warbixin)

Siyaasiga Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in dowladda Soomaliya ee hadda xilligeedu sii dhamaanayo ay gacanteeda soo gashay lacagtii ugu badneyd ee dowlada Soomaaliyeed ay hesho tan iyo xornimadii dalka.

Madaxweynaha oo xuska 1-da July awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahdoon ee Muqdisho

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo midnimada dalka awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.

Mandheera Kenya: Lix qof oo lagu dilay weerar lagu qaaday basas

Wararka ka imaanya gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegaya in maanta rag hubeysan ay weerareen basas maraayay deegaan ka tirsan degmada Mandheera.

20 ruux oo lagu qafaashay magaalada Dhaka dalka Bangladesh oo la diley

Ugu yaraan labaatan ruux oo ajaaniib ah ayaa lagu diley weerar ay dabley taabacsan ururka IS ku qaadeen maqaaxi ku taal caasimada dalka Bangladesh ee Dhaka.

Al-Shabaab oo la wareegay degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya degmada Rabdhure ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay maanta la wareegeen, kadib markii ay isaga baxeen ciidamada dowladda iyo kuwii Itoobiya ee ku sugnaa.

Hoobiyaal xalay lagu garaacay xaafado kamid ah magaalada Baydhabo (Sawiro)

Ugu yaraan 14 ruux ayaa ku geeriyotay labaatan kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib marki weerar hoobiyaal ah lagu qaaday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

  Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka DHageyso

Fanaanka Farxaan Xidig oo lagu xiray Hargeysa

 Fanaanka caanka Farxaan Xidig ayaa ku xiran magaalada Hargeysa ee Somaliland, iyadoo xarigiisa ay ka soo baxayaan warar kala duwan.

Ciidamada NISA oo xalay gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qarxa iyo hub

Ciidamada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay ku qabtay degmada Hodan gaari ay saaran yihiin waxyaabaha qarxa iyo hub.

Dowladda Soomaaliya oo bilaabeysa hawlgalo Al-Shabaab looga sifeynayo qeybo ka mid ah dalka

 Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bilaabeyso howl gallo ka dhan ah Al-Shabaab, sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS