5 entries

Articles Published on June 27, 2016

Madaxweynaha oo ka qeyb galaya shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya Mauritania

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka booqasho ku jooga.

Messi oo ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, markii uu ku fashilmay Copa America

 Lionel Messi oo shan jeer ku guuleystay Laacibka Adduunka ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha Caalamiga, kadib markii xalay xulkiisa uu ku guuldareystay inuu qaado Koobka Qaramada Latin America ee Copa America.

Al-Shabaab oo la wareegay deegaan ku dhow magaalada Baydhabo

 Dagaalyahano ka tirsan al-Shabaab ayaa la wareegay deegaanka Goof-gaduud Shabeellow oo galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo illaa 30-KM.

Xiisad saaka ka taagan magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inay ka jirto xiisad ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyay Taliye kuxigeenkii Booliska Gobolka Bari Col. C/casiis Togax, iyadoo la sheegay inay socoto dadaalo lagu xalinayo xiisada.

Soomaali TAGSIILE ka ahaa Mareykanka oo lagu Dhaawacay Magaalada LOUISVILLE, Kentucky

Maagaalada LOUISVILLE, Kentucky ayaa waxaa lagu dhaawacay nin tagsiile ah oo Soomaali ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS