3 entries

Articles Published on June 16, 2016

Dad loo soo qabtay Dilkii Guddoomiye Kuxigeenkii hore ee Dharkenley

Maamulka Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Tiro dad ah oo lagu Tuhunsan yahay Dilkii Allaha u Naxariistee Madaxii Kormeerka Degmooyinka Gobolka Banaadir C/llaahi Ibraahin Nuur in ay ka dambeeyeen Ciidamada Amnigu ay Gacanta ku dhigeen.

Roobab saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka dhulka iyo hawada oo ka da’aya Muqdisho

 Roobab xooggan oo mahiigaan ah ayaa ka da’aya magaalada Muqdisho, iyadoo roobabkan ay saameyn ku yeesheen isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Puntland oo bilowday maxkamadeynta Maxaabiistii Al-Shabaab ee lagu qabtay dagaaladii bishii Maarso

 Maamulka Puntland ayaa bilowday maxkamadeynta maxaabiistii Al-Shabaab ee lagu qabtay dagaaladii bishii Maarso ka dhacay deegaano ka tirsan Nugaal iyo Mudug, halkaasoo ay doonyo ku gaareen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS