5 entries

Articles Published on June 6, 2016

Wafdi Wasiiro isugu jira Soomaali iyo Kenyan oo gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

Wafdi Wasiiro isugu jira Soomaali iyo Kenyan ayaa gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab, kuwaasoo horu dhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo saacadaha soo socda lagu wado inuu booqdo Xerada Qaxootiga Dhadhaab.

Raila Odinga oo ugu baaqay dowladda Kenya inay hakiso qorshaha dib u celinta qaxootiga

Hogaamiyaha Isbaheysiga mucaaradka Cord ee Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dowladda inay dib u dhigto go’aanka ay ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga Dhadhaab.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta booqanaya xerada qaxootiga Dhadhaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa in markii u horeysay uu booqdo Xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay ku nool yihiin nus milyan ruux oo qaxooti Soomaaliyeed.

Afti laga qaaday shacabka Switzerland oo lagu diiday in dadka la siiyo lacag aan loo dhididin

Afti laga qaaday shacabka Swisska ayaa si xoog leh loogu diiday qorshe qof walba oo ku nool dalka Switzerland lagu siin lahaa mushaar uusan shaqeyn bil walba.

Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhow gaaray xerada qaxootiga Dhadhaab

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray Xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku nool yihiin nus milyan ruux oo Soomaali u badan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS