4 entries

Articles Published on June 4, 2016

Xaalada deegaanka Xawaadley oo degen kadib markii shalay dad lagu diley

 Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada deegaanka Xawaadley ay degen tahay kadib markii gelinkii dambe ee shalay si kala gaar gaar ah loogu diley afar ruux.

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay oo geeriyooday

Feeryahankii caanka ahaa Maxamed Cali Kalaay ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaala magaalada Phoenix ee gobolka Arizona, halkaasoo khamiistii la dhigay, markii xaalad deg deg ah soo wajahday.

Aqriso Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka Madasha Hoggaanka Qaran

Kulan ay ka soo qeybgaleen madaxda ugu sareysa ee dowlada Federalka iyo Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa kama dambeyntii lagu heshiiyay qoddobada soo socda kuwaasoo ay ka mid yihiin in guddi loo saaro maqaamka caasimada iyo in shir kale uu ka dhaco Baydhabo 20-22 June 2016.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.  
Halkaan ka Dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS