3 entries

Articles Published on May 30, 2016

Shirka Madasha Wada-tashiga qaran oo maanta la soo gaba gabeynayo iyo qodobo laga soo saarayo

Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran ee Hoggaamiyeyaasha dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyay, kadib markii shalay uu si rasmi ah u furay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xoosh “Jawaari wuxuu la saftay Madaxweynaha, illaa iyo hadana Baarlamaanka ma furin”

Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka inuu gabay howshiisa, isla markaana wax ka maleegay waxa uu ugu yeeray sharci darradii uu Madaxweynaha ku meel mariyay hanaanka doorashada.

Maxkamadda Ciidamada oo maanta xukuntay dadkii loo heystay Qaraxii Diyaaradda Daallo

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno isugu jira Sannado iyo xabsi daa’in ku xukuntay dadkii loo heystay Qaraxii Diyaaraddii Daallo ee dhacay 2-dii bishii Febraayo ee sanadkan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS