6 entries

Articles Published on May 25, 2016

Madaxweynaha oo ka hadlay qorshaha Kenya ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabada ay Kenya ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga Dhadhaab, halkaasoo ay ku nool yihiin nus milyan ruux oo Soomaali ah.

Talyaaniga oo ka qeyb qaadanaya horumarinta iyo dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan ku wareejisay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyadoo qalabkan uu ka qeyb qaadanayo horumarinta, tayeynta iyo dhismaha Ciidanka Booliska.

Mareykanka oo mar kale muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Soomaaliya

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda inay ka fogaadaan Safarada ay ku tagayaan Soomaaliya, qataro dhinaca Amniga oo ka jira awgeed.

Xabad joojin la kala dhex dhigay maleeshiyadii ku dagaalamay Beledweyn

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in xabad joojin la kala dhex dhigay maleeshiyo beeleedyadii maalmahan ku dagaalamayay galbeedka magaalada.

Dadka Daggan Magaalada Maua ee Dalka Kenya oo Ka Cabanaya Ganacsatada Soomalida ah ee Khaatka

Beeraleyda jaadka ee Magaalada Maua ee Degmada Meru ee dalka Kenya ayaa ka cabanaya sida ay ula dhaqdaan dadka Soomalida ah ee halkaasi kawata ganacsiga jaadka.

Shirweynihii Istanbul ee looga hadlay Arrimaha Bani’aadamnimada oo la soo Gaba-gabeeyay (SAWIRRO)

Hoggaamiyayaasha Caalamka, Qaramada Midoobay, Wakiilada deeqbixiyayaasha iyo hay'adaha gargaarka kuwa caalamiga ah iyo kuwo aan dowliga ahayn, ayaa u fadhiyay shir laba maalmood ah. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS