4 entries

Articles Published on May 24, 2016

Taliyihii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo is casilay

Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Taliyaha qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir, 

Axmed Madoobe “Waa in arrinta Hiiraan si deg deg wax looga qabtaa, dagaalka socdana la joojiyaa”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo colaada ka aloosan magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed.

2,500 oo muhaajiriin ah laga soo bad baadiyay Badda Mediterranean-ka

Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in 2,500 oo muhaajiriin la socday illaa 14 doonyood kuwa cinjirka ka sameysan laga soo bad baadiyay Badda Mediterranean-ka,

Ruto oo u sheegay shirweynaha Turkiga in dowladiisu ay ka go’an tahay in la xiro xerada Dhadhaab

Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa u sheegay shirka caalamiga ah ee maanta ka furmay dalka Turkiga in dowladiisu ay ka go’an tahay in ay albaabada isugu dhufato xerada qaxootiga ee Dhadhaab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS