4 entries

Articles Published on May 9, 2016

Faah Faahin Qarixii Xarunta ciidanka Taraafikada iyo Al-Shabaab oo sheegatay (Sawirro)

 Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar saaka lagu qaaday xarunta Ciidanka Ilaalada wadooyinka ee Taraafiko, iyadoo weerarkan ay mas’uuliyadiisa sheegatay Kooxda Al-Shabaab.

Guddi loo saaray qorshaha doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar

Iyadoo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka doorashooyinka ee Xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka ayaa waxaa la sheegay in Guddigan uu wax ka bedel ku sameeyay qaar ka mid ahaa qodobada doorashada.

Turkiga oo Markab shixnad gargaar sida u soo diray Soomaaliya

Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in Soomaaliya u soo dirtay Markab sida shixnad gargaar ah oo loogu tala galay shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Mareykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu horkacayey Madaxa arrimaha Africa ee xafiiska Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda, Mr Bruce Wharton.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS