DEG DEG: Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Avv. Ceydiid Ilka-Xanaf oo xillka laga qaaday

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Avv Ceydiid Cabdullaahi Ilka-Xanaf, kadib digreeto uu soo saaray.

DEG DEG: Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Avv. Ceydiid Ilka-Xanaf oo xillka laga qaaday

Madaxweynaha ayaa Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka u magacaabay Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan.

Xil ka qaadista ayaa ku soo aadeysa, waqti lagu guda jiro xilli kala guur ah, isla markaana Dowladda Federaalka ay muddo saddex bilood waqtigeeda u harsan yahay.

La soco warka oo faah faahsan iyo digreetada

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Ilka laga oo qaday xanaf xilikii

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS