Munaasabad lagu soo xirayo shirka Madasha wadatashiga oo ka socota Madaxtooyada

 Waxaa xilligan Xarunta Madaxtooyada ka socda munaasabada lagu soo xirayo shirkii Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlayay qaabka doorasho ee labadii maalmood ee la soo dhaafay u socdak madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Munaasabad lagu soo xirayo shirka Madasha wadatashiga oo ka socota Madaxtooyada

Shirka ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban dhowr qodob oo ku aadan qaabka doorasho u dhaceyso, iyadoo munaasabada laga akhriyay war murtiyeedka la soo saaray oo dhowr qodob ka kooban.

Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ah, Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Madaxda maamul goboleedyada, wasiiro iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.

Wixii ku soo kordha iyo war murtiyeedka laga soo saaray shirka kala soco wararkeena dambe

madasha gunaanad (1)
madasha gunaanad (2)

Section  Somali
Category   Local News
Tags  madasha Shirka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS