4 entries

Articles Published on April 12, 2016

Munaasabad lagu soo xirayo shirka Madasha wadatashiga oo ka socota Madaxtooyada

 Waxaa xilligan Xarunta Madaxtooyada ka socda munaasabada lagu soo xirayo shirkii Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlayay qaabka doorasho ee labadii maalmood ee la soo dhaafay u socdak madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.

Rag looga shakisan yahay Al-Shabaab oo laga soo qabtay guri ku yaal Garowe

 Ciidamada ammaanka Gobolka Nugaal ayaa howl gallo ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Garowe ku qabtay illaa 15 ruux oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaasoo loogu galay guri ay degenaayeen.

Brazil oo gashay xaalad siyaasadeed iyo mooshin laga gudbiyay Madaxweynaha

 Brazil ayaa gashay xaalad siyaasadeed, kadib markii Madaxweynaha dalkaas Haweeneyda lagu magacaabo Dilma Rouseff ku soo baxday fadeexad, kadib markii ay ka been sheegtay dhaqaalaha dalkaas.

Munaasabad lagu xusayo maalinta Ciidanka xoogga dalka oo maanta Muqdisho ka dhacaya

Munaasabado lagu xusayo maalinta ciidanka xoogga dalka ee 12-ka April ayaa maanta laga xusayaa magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo shalay magaalada laga dareemayay diyaar garowga loogu jiro xuska.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS