4 entries

Articles Published on April 10, 2016

Shir Maanta lgu wado inuu Muqdisho uga furmo Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul Goboleedyada dalka

Mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka, ayaa lagu wadaa inuu maanta shir uga furmo Muqdisho, kaas oo looga hadlayo qaabka Doorashooyinka, kaddib markii la isla ogolaaday in habka 4.5-ka lagu saleeyo doorashada iyo xulista xildhibaannada soo soda.

Save the Children: Malaayiin carruur ah oo macluul ay soo food saartay Geeska Afrika

Sida ay sheegtay hayada carruurta ee Save the Children, carruur malaayiin ah oo ku dhaqan gobolka Geeska Afrika ayaa waxaa soo food saartay ama ay wajahayaan macaluul ba'an. Dalalka ay macaluushu haatan kajirto ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya iyo weliba Itoobiya.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka Dhageyso

Madaxweynaha oo u furay shirka Madasha wadatashiga qaran ee doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS