4 entries

Articles Published on March 31, 2016

Lix ruux oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah geystay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacday waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Faah faahin ka soo baxaya weerarkii lagu dilay Muwaadiniinta Turkiga ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa cambaareysay weerarkii lagu dilay shaqaalihii Turkiga ee ka howl galayay magaalada Muqdisho, markii dabley hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay la socdeen.

Boko Haram oo lix ka tirsan Ciidamada Niger ku dishay xadka Nigeria

Lix ka tirsan Ciidamada Niger ayaa lagu dilay weerar ka dhacay meel ku dhow xadka ay la wadaagaan Nigeria.

R.W Cumar “Waan la xanuunsaneynaa walaalaheena Turkiga ee la dhibaateeyay iyaga oo shacabkeena gargaaraya”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Turki xili ay gar-gaar u fidinayeen dadkeena Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howl gali jiray xarun caafimaad oo ku taal magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS