4 entries

Articles Published on March 20, 2016

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Al-shabaab oo ka qarxay Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya Tuulooyin hoosyimaada degaanka Garacad ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Goor dhaw uu Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulka Puntland iyo Al-shabaab ka Biloowday.

Madaxweynaha oo ku baaqay in gargaar deg-deg lala gaaro dadka ay abaaruhu saameeyeen

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, hay’adaha gargaarka iyo beesha caalamka inay kaalmo deg-deg ah la soo gaaraan dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen.

Faah-faahin Dagaal Jubbada Hoose ku dhex maray Shabaab iyo Kenya

Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Mudo qaatay oo Shalay galinkii danbe dhexmaray Ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS