3 entries

Articles Published on March 14, 2016

Alqaacidada Waqoyiga Afrika oo sheegatay weerar lagu qaaday hotelo ku yaal Ivory Coast

Weerarkan lagu qaaday hotelo ay dalxiisayaal degenayeen ayaa waxaa ku dhintey 14 ruux iyadoo Madaxweynaha dalka ee Ivory Coast Alassane Outtara uu sheegay in lix ruux oo ka dambeysay weerarka la dilay.

Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Caasimada Turkiga ee Ankara(Sawiro)

Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Caasimada Turkiga ee Ankara, iyadoo qaraxa uu ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo rajo kamuujiyay shirka maamul sameynta labada gobol Hiiraan iyo Sh/dhexe

Guddomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar ‘Dabaged’ oo ka hadlay arrimaha dhismaha Maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabelaha dhexe isagoo rajo kamuujiyay in dib loo bilaabo shirka dhismaha maamulka labada gobol.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS