4 entries

Articles Published on March 9, 2016

Qarax saaka ka dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska (Sawirro)

 Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo qaraxan uu ka dhashay gaadiid yaallay meel ku dhow ilinka laga galo xarunta gaadiidka booliska. 

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay Hubkii ay qabteen Ciidamada Australia uu u socday Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in doonidii hubkii siday ee ay maalmo ka hor ay qabteen Ciidamada Badda Australia uu u socday Kooxda Al-Shabaab.

Taliska Booliska oo ka warbixiyay qaraxii saaka ka dhacay banaanka Xarunta Gaadiidka Booliska

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo ka soo horjeeda Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis.

Hogaamiye sare oo ka tirsan IS oo lagu dilay duqeyn Mareykanka ka geystay Suuriya

Milateriga Mareykanka iyo Laamaha Sirdoonka ayaa qiimeynaya duqeyn todobaadkii hore diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone ka fuliyeen Suuriya, kaasoo ay macquul tahay in lagu dilay Hogaamiye sare oo ka tirsan IS, kaasoo lagu magacaabo Omar al-Shishani.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS