3 entries

Articles Published on March 4, 2016

Jen. Cali Gaab “Aniga ma qabo 100% Hoobiyeyaasha la soo tuuro in Al-Shabaab kaliya yihiin”

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa sheegay in falalka amni darri ee ka dhaca magaalada Muqdisho aanay kaliya ka dambeyn Al-Shabaab, balse ay jiraan dad kale oo si xun wax ku raadinaya.

Waqooyiga Kuuriya oo diyaar u ah inay adeegsato Hubka Nukliyeerka

 Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa ku amray Milateriga dalkiisa inuu isku diyaariyo adeegsiga hubka nukliyeerka xilli kasta oo loo baahdo.

Ted Cruz iyo Marco Rubio oo si kulul u weeraray Donald Trump

Ninka ugu cad cad musharaxiinta doorashooyinka horudhaca ah ee xisbiga Jamhuuriga dalka Mareykanka Donald Trump ayaa kala kulmay weerar afka ah oo aad u qaraar labada nin ee sida aadka ah ula tartameysa ee kala ah Rubiyo iyo Cruz.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS