4 entries

Articles Published on February 2, 2016

Hay’ada Caafimadka Adduunka WHO oo xaalad qatar ah ku tilmaantay cudurka Zika

Hay’ada caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ku tilmaantay cudurka Zika Virus inuu yahay mid khatar qatar  ku ah caalamka, kadib markii uu si baaxad leh ugu fiday dalalka Latinka. 

General Cali Gaab oo ka hadlay madaafiic shalay ku dhacday meel ku dhow Madaxtooyada

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirse Barre Cali Gaab ayaa ka hadlay madaafiic qasaare geysatay oo shalay ku dhacday meel aan ka fogeyn dhismaha madaxtooyada  ee magaalada Muqdisho.

Kenya oo soo iibsatay gawaari gaashaaman (Sawirro)

Dowladda Kenya ayaa soo iibsatay gawaari gaashaaman oo ay ku howl geli doonaan Ciidamadeeda, si ay u sugaan ammaanka gudaha dalkeeda iyo xuduuda, iyadoo munaasabad lagu soo bandhigayay gawaaridaas uu ka qeyb galay Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Dowladda Federaalka oo joojineyso duulimadyadii Muqdisho iyo Hargeysa

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG loo joojinayo duulimaayadii diyaaradaha ee Muqdisho iyo Hargeysa.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS