4 entries

Articles Published on January 26, 2016

22-Xisbi siyaasadeed oo dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyay Maxkamadda Sare (Akhriso)

 Illaa 22 xisbi siyaasadeed ka jira dalka ayaa maalintii shalay u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka dacwad ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa)

Allaha U naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo Muqdisho ku geeriyooday

Alle ha u naxariisto Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla markaana ahaa la taliyaha arrimaha saxaafada ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa oo loogu baaqay in ay il gaar ah ku eegaan qalalaasaha siyaasadeed ee Jabuti

Midowga Africa iyo Qarmada midoobay ayaa loogu baaqay in ay ku cadaadiyaan dowlada Jabuti in ay ka joojiso caburinta iyo gacanta birta ah ee ay kala hortageyso mucaaradka, xilli wadankaas uu u diyaar garoobayo doorashooyinka madaxtinimada ee dhici doonta bisha April.

Ciidamada Kenya oo isaga baxay deegaanka Ceel-Cade

Ciidanka dowlada Kenya ee qeybta ka ah ciidanka midawga Afrika ee kusugan wadanka Soomaaliya ayaan saakay isaga baxay deegaanka Ceel Cade ee gobolka Gedo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS